AMAR LAGU SOO ROGAY MAXKAMADAHA, XEER ILLAALINTA IYO DAMBI BAARISTA DALKA (AKHRISO...

AMAR LAGU SOO ROGAY MAXKAMADAHA, XEER ILLAALINTA IYO DAMBI BAARISTA DALKA (AKHRISO WAREEGTO).

40
0
SHARE

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibrahim Iidle Suleyman ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku amray maxkamadaha dalka, xeer illaalinta iyo xafiisyada kale ee dambi baarista in qof maxbuus ah aan xabsiga lagu sii heyn karin hadii ay dhamaato Waqiga uu Sharciga u ogol yahay.

 

Wareegtada kasoo baxday Guddoomiyaha maxkamadda sare ayuu ku faray Maxkamadaha dalka ka jira in qofka eedeesanaha ah ee lasoo xiro loo gudbiyo Maxkamada ku shaqada leh hadii kale laga sii daayo xabsiga.

 

Halkan ka Akhrisio Wareegtada kasoo baxday Gudoomiyaha Maxkmada sare

LEAVE A REPLY