DAAWO: AXMED. MADOOBE OO TALAABO GEESINIMO LEH QAADAY, ISUGUNA YEERAY DFS, GALMUDUG,...

DAAWO: AXMED. MADOOBE OO TALAABO GEESINIMO LEH QAADAY, ISUGUNA YEERAY DFS, GALMUDUG, P/LAND & K/GALBEED.

25
0
SHARE

Madaxweynaha J/Land ayaa ku dhawaaqay Go’aan lama filaan ah oo uu isugu keenayo dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada dalka.

 

Axmed Madoobe ayaa ugu yeeray dhamaan madaxda maamul goboleedyada Puntland, Galmudug, K/Galbeed iyo Hiirshabelle iney yimaadaan magaalada Muqdisho uuna ka shaqeynayo inuu isku keeno iyaga iyo dowlada dhexe.

 

HOOS KA DAAWO KHUDBADII XASAASIGA AHEYD


Waxaa uu si dheer uga hadlay muhiimada midnimada Soomaaliya iyo ineysan muhiim aheyn in dano shisheeye darteed la isku qabsado.

 

Mar uu ka hadlayay mowqifkiisa khilaafka Carabta iyo go’aanka dowlada ayuu sheegay in dalalka Carabta ay yihiin walaalo ayna muhiim tahay iney dhexdooda heshiiyaan.

 

Hadalka kasoo yeeray Axmed Madoobe ayaa kusoo aadaya xili Madaxda DFS ay ka walaacsan yihiin go’aanada maamulada Puntland, Galmudug iyo Koofur Galbeed oo taageeray xulifada Sacuudiga iyo Imaaraadka.

LEAVE A REPLY