DAAWO: ISMAACIIL BUUBAA OO WEERAR AFKA AH KU QAADAY PROF CABDI ISMAACIIL...

DAAWO: ISMAACIIL BUUBAA OO WEERAR AFKA AH KU QAADAY PROF CABDI ISMAACIIL SAMAAR.

18
0
SHARE

Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa Jawaab Kulul ka bixiyey Hadal dhowaan kasoo yeedhay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Kaasi oo Ammaan uu ugu Jeediyey Muuse Biixi Cabdi oo ah Musharaxa Xisbiga Kulmiye.

Buubaa ayaa wuxuu sheegay Samatar inuu Muuse ku Qarxiyey MIINO, Wuxuuna Xusay in arimaha uu ka hadlay ay yihiin Taariikh Madow oo Muuse uu galay, Islamarkaana ay ka mid ahayd Xiligii Jabahadii SNM dhacdooyin uu sameeyay iyo Xiligii uu Wasiirka noqday dagaaladii sokeeye ee uu ka Qayb galay.

LEAVE A REPLY