DAAWO: MAAMULKA JOWHAR OO KU DHAWAAQAY ARIN KA FARXISAY SHACABKA JOWHAR.  

DAAWO: MAAMULKA JOWHAR OO KU DHAWAAQAY ARIN KA FARXISAY SHACABKA JOWHAR.  

18
0
SHARE

Mamaulka Degmada Jowhar ee Gobalka shabelaha dhexe u wehliyo Maamulka Gobalka ayaa kormer ku tagay degaano hoos yimaada Magaalada Jowhar oo laga cabsi qabo in wabiga shabeele uu ku fataho taasi oo dadka degaanka walaac ku abuurtay.

Gudoomiyaha Degmada Jowhar ee Mamaulka Hirshabeelle oo kormeerka kadib la hadlay warbaahinta yaa shegay in ka maamul ahaan ay bulshada gacan kaga siinayaan ka hortagida fatahaada wabiga shabeelle oo sanad walba uu qasaaro ka so gaaro dadka degaanka.

 

Halkan Ka Dawao Muuqaalka:

LEAVE A REPLY