DAAWO: ODAYAASHA OGADEN OO JIG-JIGA KAGA DHAWAAQAY INEYSAN SOMALI AHEYN, DFS KU...

DAAWO: ODAYAASHA OGADEN OO JIG-JIGA KAGA DHAWAAQAY INEYSAN SOMALI AHEYN, DFS KU AMAANAY DHIIBIDA QALBI-DHAGAX.

43
0
SHARE

Shir ay magaaladda Jigjiga ku qabteen odayaasha dhaqanka beelaha Ogaadeen ee Itoobiya ayaa waxaa ay uga hadleen talaabadii ay dowladda Soomaaliya Itoobiya uga wareejisay C/Kariim Muuse Qalbi-dhagax.

 

Odayaasha ayaa sheegay ineysan Soomaali aheyn oo ay Itoobiya katirsan yihiin, sidaas darteed ay ka digayaan ficiladda Soomaaliyn ee la wado.

 

Waxaa ay si dheer uga hadleen talaabadii ay dowladda Soomaaliya Qalbi-dhagax ugu soo wareejisay Itoobiya “Qalbi-dhagax waxaa uu danbi ka galay Itoobiya, waana in xukunkiisa uu maraa”ayuu yiri mid kamid ah odayaasha.

 

Sidoo kale, odayaasha dhaqanka Ogaadeen ayaa tilmaamay iney garab taagan yihiin dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

 

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

LEAVE A REPLY