DAAWO SAWIRADA IYO MUUQAALKA ALSHABAB OO SOO BANDHIGAY CIIDAMADII UGANDHA OO AY...

DAAWO SAWIRADA IYO MUUQAALKA ALSHABAB OO SOO BANDHIGAY CIIDAMADII UGANDHA OO AY BUULO MAREER KU XASUUQEEN IYO MEYDAD AY ……….

97
0
SHARE

Maleeshiyaadka alshabab ayaa isbuucii lasoo dhaafay waxa ay wadada u galeen ciidamo farabadan oo Ugaandhees ah kuwaasi oo ka tirsanaa ciidamada Afrikaanka ee nabad ilaalinta u jooga soomaaliya.

Alshabab ayaa deegaanka golweyn oo qiyaastii 20km u jira degmada buulo mareer ku laayay in kabadan 39 askari sida ay kooxdu ku soo bandhigtay muuqaal ay baahiyeen maaantay baraha Intarneetka.

Hada halkaan ka daawo meydadka iyo dagaalkii Golweyn ee Degmada Buulo Mareer.

LEAVE A REPLY