DAAWO SAWIRADA: QUDBADAHA MUSHARAXIINTA MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO MAANTA BILAABANAYSA.

DAAWO SAWIRADA: QUDBADAHA MUSHARAXIINTA MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO MAANTA BILAABANAYSA.

48
0
SHARE

Qudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa saaka si rasmi ah ugaga bilaabanaysa Xarunta Baarlamaanka magaalada Jowhar iyadoo gelinkii dambe ee shalay la siiyay siddeed musharax shahaadooyinka musharaxnimo.

 

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa lagu wargeliyay xalay inay soo xaadiraan hoolka baarlamaanka iyadoo qudbada ugu horeyso uu jeedin doono Musharax Cabdi Faarax Laqanyo Musharaxiinta u tartamaysa doorashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa waxaa ay kala yihiin;

 

Cabdi Faarax Sharaawe Laqanyo.

Cabdikariin Cali Nuur.

Daahir Cabdulle

Maxamed Cabdi Waare.

Yuusuf Maxamuud Hagar (Dabdageed).

Cabdinaasir Shirwac Maxamed.

Maxamed Caruush Diirow iyo

Cabdiraxmaan Xuseen Caddow.

Munaasabad kooban oo ka dhacday gelinkii dambe ee shalay xarunta guddiga doorashada madaxweynah

LEAVE A REPLY