DAAWO SAWIRADA: SIDA LOOGA CIIDAN DEGMADA GALHAREERI EE GOBOLKA GALGADUUD.

DAAWO SAWIRADA: SIDA LOOGA CIIDAN DEGMADA GALHAREERI EE GOBOLKA GALGADUUD.

178
0
SHARE

Ciid Wanaagsan shabakadda galcad.com  waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa qaabka looga ciiday Gobolada dalka oo dhan.

Dhammaan degmooyinka gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya oo ay kooxda alshabab ka arimiso ayaa maanta si heer sare ah looga ciiday munaasabadda Ciidul adxaa oo maanta ah maalintii koowaad, fagaaraha weyn ee magaalada ayay dadku ku tukadeen salaadda ciidda kadibna waxaa shacabka loo qeybiyay qoraallo ka tarjumaya afkaarta kooxdaasi.

Mas’uuliyiin katirsan wakiilada alshabab ee gobolka Galguduud ayaa shacabka la ciiday, sidoo kale degmada galhareeri ee gobolka Galguduud ayaa maanta si weyn looga ciiday iyada oo ay halkaasi ka dhacday fantasiyaha damaashaadka ciida.

 

 

Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Degmada Galhareeri ee Gobolka Galguduud

LEAVE A REPLY