DAAWO: TALIYAASHII BOOLISKA XAMARWEYNE IYO NABAD SUGIDA OO XABSIGA LA DHIGAY.

DAAWO: TALIYAASHII BOOLISKA XAMARWEYNE IYO NABAD SUGIDA OO XABSIGA LA DHIGAY.

19
0
SHARE

Taliyaashii ciidamada booliska iyo nabad sugida Degmada Xamarweyne ayaa xabsiga la dhigay kadib markii ay ku fashilmen sugida amaanka degmada xamarweyne sida uu ku dhawaaqay wasiirka wasaarada amniga qaranka soomaaliya.

Wasiirka Amniga qaranka soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in maalmaha soo socda ay soo bandhigi doonaan cida ka dabeysay dilkii dhawaan ka dhacay Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:

LEAVE A REPLY