DAAWO: WASAARADA WAXBARASHADA SOOMAALIYA OO SOO SAARTAY MANHAJ CUSUB EE WAXBARASHO.

DAAWO: WASAARADA WAXBARASHADA SOOMAALIYA OO SOO SAARTAY MANHAJ CUSUB EE WAXBARASHO.

19
0
SHARE

Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya oo ka hadashay manhajka waxbarashada soomaaliya ayaa shegtay in manhaj cusub ay soo saartay dalka dhawaan laga hirgalin doono kaasi oo dhamaan dhamaan ka dhaqan galin doono goobaha waxbarashada Dalka.

 

Wasiiru dolwlaha wasaarada waxbarashada soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdulle ayaa shegay in manhajkan cusub dhawaan la horgeyay baarlamaanka soomaaliya islamarkaana ay wadaan la tashiya cusub kadibna uu ka dhaqan gali doono Dalka.

LEAVE A REPLY