FARMAAJO IYO RW ITOOBIYA OO ARIMO XASAASI KAWADA HADLAY & FARMAAJO SADAX...

FARMAAJO IYO RW ITOOBIYA OO ARIMO XASAASI KAWADA HADLAY & FARMAAJO SADAX QODOB SHARDI LOOGA DHIGAY.

113
0
SHARE

Madaxweynaha dalka soomaaliya ayaa sheegaya in xiriir toos ah lasameeyay ra’isulwasaaraha dalka itoobiya kadib markii culeysyo xoogan kala kulmay shacabka iyo siyaasihiinta soomaaliyeed kadib dhiibistii Qalbi Dhagax.

 

Madaxweynaha oo mudo ku dhow laba saac lahadlaayayay ra’isulwasaaraha dalka itoobiya sidii dib loogu soo celin laha masuulkaas inkastoo lashegaayo in la hordhigay dhowr qodob oo xasaasi ah.

 

Qodobada la hordhigay madaxweynaha ayaa lashegayaa in qaar badan oo ogolaaday oo ku saabsan in muqdisho la keyno blse loosii gudbiyo magaalada baydhabo oo saldhiga ugu weyn ciidamada itoobiya halkaas ku yaalo lagu haayo laguna ciqaabo.

 

In ciidamo itoobiyaan ah amaankiisa la waregaan kuna suguan muqdisho si xal looga gaaro sargaalkan oo si weyn u doon dooneyse dowlada itoobiya oo dagaalo xoogan kala dhaxeeyo.

 

Qodobka ugu xasaasisan oo ahaa in dowlada soomaaliya lagu soo wareejiyo masuulkan balse marka culeysyada siyaasada ka degto dowlada in dib loogu celiyo dowlada itoobiya oo muhiimad weyn ugu fadhiyo Qalbi Dhagax.

 

Isku soo wada duub la arki dooneey xaalka oo ku danbeeyo sargaalkan inkastoo madaxweyne Farmaajo dadaalo ugu jiro sidii shacabka u dajin lahaa.

LEAVE A REPLY