KASHIFAAD: FARMAAJO OO LA OGAADAY IN GALMUDUG HAL ARIN JIRTA U AQOONSAN...

KASHIFAAD: FARMAAJO OO LA OGAADAY IN GALMUDUG HAL ARIN JIRTA U AQOONSAN DOONIN.

26
0
SHARE

Waxa loo kala qeybiyey Gobollada Soomaalida kadibna Nidaamka Federaalka lagu walaaleeyey ayaa dhibaato weyn ku ah Jiritaanka iyo Isirka Dad Soomaaliyeed oo Xaqoodii la duudsiiyey.

Haba ubadnaadaan Beelaha Jareer weyne oo dhul ballaaran ku leh Dalka hadana lagu jilaafeeyey Xaqii ay lahaayeen oo dad kale ku cel ceshadeen jagooyin sarena helay.

 

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka baaraan degaya qaabka ay ku shaqeeyaan Maamul Gobolleedyada qaarkood Dalka ka jira.

 

Sponsored by Revcontent

Trending: Incriminating Footage of Hillary Goes Viral

Waxa uu naas nuujin ku hayaa oo soo dhaweyn walaalnimo siinayaa Maamul Gobolleedka Puntland sida laga dhadhansaday qaabka uu ula dhaqmayo maamulkaasi.

 

Isku soo dhawaanshiyo ayaa laga dareemayey Muddooyinkii lasoo dhaafay Puntland iyo Dawlada dhexe Farmaajo ayaana taasi horseed u ah.

 

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Farmaajo uu doonayo in Galmudug Aqoonsi uusan siinin maadaama Gobol iyo Bar aysan Maamul Gobolleed noqon karin.

 

Waxa loogu talo galay Nidaamka Federaalka labo gobol iyo kabadan in ay Dawlad Gobolleed Noqon Karaan,taasi oo dhibaato weyn ku tahay Galmudug oo hesha Aqoonsi.

LEAVE A REPLY