MAAMULKA MAGAALADA CAABUDWAAQ OO KA HADLAY XAALADDA MAGAALADA IYO DAGAALADII UGU DAMBEEYAY.

MAAMULKA MAGAALADA CAABUDWAAQ OO KA HADLAY XAALADDA MAGAALADA IYO DAGAALADII UGU DAMBEEYAY.

141
0
SHARE

Guddoomiyaha Degmada Caabdwaaq ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug Mahad Cumar Cilmi ayaa sheegay in Dagaalada ka dhaca Magaalada Caabudwaaq ay salka ku hayaan Khilaafaadka u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq ayaa intaa ku daray in uusan waxba ka qabankarin Xaaladda ka jirta Degmada islamarkaana ay tahay mid siyaasadeed.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay Xaalada guud ee Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

LEAVE A REPLY