PUNTLAND OO WAR KA SOO SAARTAY COLAADO KA SOO CUSBONAADAY DEGMADA BUUHOODLE...

PUNTLAND OO WAR KA SOO SAARTAY COLAADO KA SOO CUSBONAADAY DEGMADA BUUHOODLE (AKHRISO).

57
0
SHARE

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday tuulooyin hoostaga Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer.

 

Dagaalkan ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in dagaaladaas aysan aheyn kuwo siyasadeed balse ay yihiin kuwa ay wada dagaalamaayan Beelo.

 

War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay dagaalkaas, waxaana uu u qornaa sidatan:-

LEAVE A REPLY