WAR DEG DEG AH: DOWLADA SOMALIA OO MOWQIF CAD KA QAADATAY KHILAAFKA...

WAR DEG DEG AH: DOWLADA SOMALIA OO MOWQIF CAD KA QAADATAY KHILAAFKA MAAMULKA HIRSHABELLE (AKHRISO).

73
0
SHARE

Dowlada Soomaaliya ayaa mowqif cad ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee mudooyinkan ka dhex aloosnaa maamulka Hirshabelle.

 

Qoraal ay soo saartay dowlada ayaa lagu taageeray go’aankii baarlamanka maamulka Hirshabelle uu kalsoonida kala laabtay madaxweynihii hore ee maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble.

 

Warkan ayaa ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha waxaana ku saxiixnaa wasiirka wasaaradaas Cabdi Faarax Juxa oo hogaaminayey wafdi xaqiiqo raadin ah oo dowladu u dirtay dhowaan magaalada Jowhar sidatan ayuuna u qornaa:-

LEAVE A REPLY